Iskuulka Aayaha

Views:
 
Category: Entertainment
     
 

Presentation Description

Waa iskuul ku yaalla Boosaaso lana doonayo in la hormariyo

Comments

Presentation Transcript

WALAALAYAAL WAXAAN DOONAYAA INAAN HALKAAN KU SOO BANDHIGO ISKUUL KU YAAL BOOSAASO OO U BAAHAN TAAGEERADIINNA : 

WALAALAYAAL WAXAAN DOONAYAA INAAN HALKAAN KU SOO BANDHIGO ISKUUL KU YAAL BOOSAASO OO U BAAHAN TAAGEERADIINNA WALAALAYAAL ISKUULKU WUXUU U BAAHAN YAHAY:- QARASH LOOGU GADO MANHAJKA ISKUULKA FARAQABSI LA SIIYO MACALIMIINTA DHIGTA OO KU SHAQEEYA VOLUNTEER SABUURADO, JEESOOYIN, MIISAS IYO KURAAS

Iskuulka Aayaha : 

Iskuulka Aayaha Iskuulka Aayaha waxaa la aasaasay sanadkii 2006 Waxaa aasaasay dhalinyaro ka damqaday waxay ku sugan yihiin jiilalkii markaa joogay iyo kuwa soo socdaba Waxayna aasaaseen iskuulka Aayaha ee Boosaaso

Meeshii markii hore lagu bilaabay : 

Meeshii markii hore lagu bilaabay Iskuulka Aayaha waxaa markii ugu horreysay lagu bilaabay dhisme dushiis ama saqafkiis Waxaa la dhigan habeenkii oo kaliya Hadda waxaa la dhigtaa subax, galab iyo habeen intaba Dhismaha cusub ee hadda wax lagu barto waxaa ugu deeqay oo uu yahay nin dhalinyaro ah gurigiis.

Ardadii oo saf ku jirta inta aanay xiisaddu bilaaban : 

Ardadii oo saf ku jirta inta aanay xiisaddu bilaaban Iskaashato ma kufto

Waa Ardada Iskuulka Aayaha ee Boosaaso : 

Waa Ardada Iskuulka Aayaha ee Boosaaso Dadaalaa waa gaaraa

Safka Gabdhaha ee iskuulka Aayaha : 

Safka Gabdhaha ee iskuulka Aayaha AQOONTU WAA AWOOD

Waa Ardadii oo wax baranaysa : 

Waa Ardadii oo wax baranaysa

ISKUULKA CAGAARAAN WAA FARAC KA MID AH KAN BOOSAASO : 

ISKUULKA CAGAARAAN WAA FARAC KA MID AH KAN BOOSAASO WAXAA LA TAAGAYAA TIIR QABTA FIILADA KORONTADA

ISKUULKA CAGAARAN OO LOO GADAY MATOOR KORONTO : 

ISKUULKA CAGAARAN OO LOO GADAY MATOOR KORONTO MATOORKAWAXAA KU DEEQAY JAALIYADDA REER MINNESOTA

ISKUULKII AAYAHA OO LA BURBURIYEY ISLA MARKAANA LA RABO WAQTIGA FASAXA IN DIB LOO HABEEYO : 

ISKUULKII AAYAHA OO LA BURBURIYEY ISLA MARKAANA LA RABO WAQTIGA FASAXA IN DIB LOO HABEEYO

SHAMIINTADII IYO BULUKEETIGII OO BANAANKA YAALLA : 

SHAMIINTADII IYO BULUKEETIGII OO BANAANKA YAALLA

WALAALE ISKUULKANI OO KU YAAL BOOSAASO, SOOMAALIYA WUXUU UBAAHAN TAAGEERADADAADA : 

WALAALE ISKUULKANI OO KU YAAL BOOSAASO, SOOMAALIYA WUXUU UBAAHAN TAAGEERADADAADA WALAALAYAAL ISKUULKU WUXUU U BAAHAN YAHAY:- QARASH LOOGU GADO MANHAJKA ISKUULKA FARAQABSI LA SIIYO MACALIMIINTA DHIGTA OO KU SHAQEEYA VOLUNTEER SABUURADO, JEESOOYIN, MIISAS IYO KURAAS